Wararka

Saraakiil ka tirsan guutada 5aad qeybta 27aad oo tababar loo soo xiray

Tabarbarkaan oo socday mudo 6 maalmood ah ayaa loo soo xiray saraakiisha Ururada guutada 5aad qeybta 27 aad  ciidanka xooga dalka kuna sugan magalada...

Ciidanka xoogga dalka oo gacanta ku dhigay carruur si qasab ah lagu askareeyay “SAWIRRO”

Ciidanka xoogga dalka oo howlgallo ka sameynayay deegaanno ka tiran gobolka Bakool ayaa gacanta ku soo dhigay carruur muddo sideed bilood ah (8) ay...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo shirka Midowga Baarlamaanada Carabta uga qeyb galaya Jordan

Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan oo shalay gaaray magaaladda Amman ee Caasimadda Dalka...

Madaxweyne Farmaajo oo Xafiiskiisa ku qaabbilay Ra’isulwasaare Ku Xigeenkii hore ee Dalka+Sawirro

Madaxweynaha JFS Mudane; Maxamed Cabdullaahi Farmaajo  iyo Marwada Koowaad ; Saynab Cabdi Macallin ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabbilay Ra’isulwasaare Ku Xigeenkii hore ee Dalka...

Ardayda Soomaaliyeed ee wax ka barata Dalka Shiinaha oo walaac ka muujiyay Cudurka Coronavirus

Waxaa sii kordhaysa halista caabuqa ka dillaacay Dalka Shiinaha ee Coronavirus, kaas oo ka billowday Magaalada Wuhan oo ay ku nool yihiin Dad lagu...

Ugu Akhris Badan