Wararka

Wasiirka Batroolka iyo Macdanta Dowlada Federaalka Soomaaliya Oo Gaaray Dalka Suudaan.

Waxaa soo gaaray caasimada dalka Suudaan ee khartuum Wasiirka wasaarada Batroolka iyo Macdanta Dowlada Federaalka Soomaaliya Injineer C/rashiid Axmed Maxamed iyo wafdi ballaaran oo...

Wasiiru-dowlaha Maaliyadda oo tababar u soo xiray shaqaalaha Wasaaradda “SAWIRRO”

Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Maaliyadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamuud Xayir Ibraahim ayaa maanta tababar soconayay 10 maalmood u soo xiray shaqaalaha Xafiiska Xisaabiyaha...

Madaxweyne Farmaajo Oo Saxiixay Sharciga Batroolka Ee JFS

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa saxiixay Sharciga Baatroolka dalka, kaddib markii Labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyaddu ay soo dhammeystireen hannaankii...

Aqalka Sare Oo Maanta Meel-marinaya Sharciga Doorashooyinka Dalka

Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta lagu wadaa inuu meel mariyo sharciga Doorashooyinka Qaranka oo maalmihii la soo dhaafay...

Dowladaha Soomaaliya iyo Rwanda oo kala saxiixday heshiis dhanka hawada

Dowladaha Soomaaliya iyo Rwanda ayaa kala saxiixday heshiis la isu furayo hawada labada dal si loo sahlo ganacsiga labada dal. Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada...

Ugu Akhris Badan