Dhismo 3-dabaq ah oo ku yiillay duleedka magaalada Mombaay ayaasubaxnimadii saaka burburay, halkaasi oo ay ku dhinteen llaa 8-ruux, sida laga soo xigtay warar...
Ciidamada Difaaca Madaniga ah ee Suudaan ayaa shaaciyey in tirada dadka ku dhintay daadadka dalkaas ay gaareen 121 qof, Afhayeenka Golaha Qaranka ee Difaaca...