Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya ayaa sheegtay in iyada oo kaashaneysa Barnaamijka cuntada adduunka ee WFP ay raashiin siineyso dadka ku barakacay fatahaadda gobalka Shabeellaha...
Diyaarad nuuca xamuulka qaada oo ay leedahay shirkadda Sky ward ee dalka Kenya ayaa ku burburtay dhabbaha ay diyaaraduhu ku ordaan ee garoonka Aadan...