Wararka

Heshiis nabadeed oo beelo walaala ah ku dhexmaray Matabaan.

Saraakiisha Ciidamada Booliska dagmada Mataban iyo Galmudug ayaa ka qayb galay heshiis nabadeed oo ay deegaanka bacda ee duleedka Matabaan ee gobolka Hiiraan ku...

Taliyaha Booliiska Soomaaliya oo gaaray caasimadda Galmudug.

Wafdi uu hoggaaminayo Taliyaha Booliiska Soomaaliya Cabdi Xasan Maxamed (Xijaar) ayaa goordhaw  gaaray magaalada Dhusamareb, waxaa Garoonka diyaaradaha Ugaas Nuur ee Magaalada Dhusamareeb ku...

Madaxweyne Waare oo soo magacaabay xubnihii federaalka ee doorashooyinka.

Dowlad goboleedka Hirshabelle ayaa noqotay maamulkii u dambeeyey ee ku dhowaaqa liiska xubnaha ku metalaya guddiyada doorashada iyo xalinta khilaafaadka heer Federaal & heer...

Faransiiska oo wadatashi ugu yeertay Safiirkiisa dalka Turkiga.

Madaxwaynaha Turkiga Racep Dayip Erdogan oo la hadlayay xubno ka tirsan xisbigiisa AK party ayaa sheegay in madaxwaynaha faransiiska Macron uu u baahan yahay...

Wasiirka arrimaha gudaha oo qado sharaf u sameeyay saraakiisha Booliiska+sawirro.

Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha, Faderalka iyo Dib u heshiisiinta (S/guuto Muqtaar Xuseen Afrax) ayaa maanta qado sharaf u sameeyay Saraakiisha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed. Qadada ayaa...

Ugu Akhris Badan