Wararka

Agaasimaha cusub ee isbitalka Madiina oo munaasabad soo dhaweyn ah loo sameeyey+sawirro.

Munaasabad lagu dhiirogelinayay laguna soo dhaweynayay maamulka cusub ee dhawaan loo magacabay isbitalka Madiina ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho. Waxaa ka qeybgalay xafladda mas'uuliyiin,ganacsato iyo...

Warmurtiyeed laga soo saaray shirkii Wasaaradaha Maaliyadda DF iyo Dowlad goboleedyada.

Magaalada Muqdisho ayaa Maanta waxaa lagu soo Gaba-gabeeyay shirkii Wasiirrada Waasaaradaha Maaliyadda dowladda Federaalka, dowlad Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir, kaasi oo shalay furmay. Shirkaan oo...

Dowladda FS,Dowlad Goboleedyada iyo G/Banaadir oo lasoo gabagabeeyay shir muhiim ah.

Wasiirada Maaliyadda Dowladda Federaalka, Maamul Goballeedyada xubnaha ka ah Dowladda iyo Gobalka Banaadir,ayaa Magaalada Muqdisho lagusoo gunaanaday shir la xiriiray xoojinta xiriirka wadashaqeyneyd ee...

Sii hayaha Ra’iisul wasaaraha XFS ayaa la kulmay guddi loo saaray dhacdadii Xabsiga dhexe ee Xamar.

Sii hayaha Ra’iisul Wasaaraha  XFS, mudane Mahdi Maxamed Guuleed, ayaa kulan la qaatay guddiga loo magaacay inay baaris dhammeystiran ku sameeyaan shaqaaqadii maalin kahor...

Duqa Muqdisho oo u hambalyeeyay dhalinyarada Soomaaliyeed maalinta dhalinyarada Adduunka.

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa dhallinyarada Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay maalinta dhallinyarada adduunka oo sannad walba...

Ugu Akhris Badan