Wafdi uu hogaaminayo Ergeyga Qaramada Midoobay ee Soomaaliya oo gaaray Galmudug.

Date:

Madaxweyne kuxigeenka Galmudug mudane Cali Daahir Ciid ayaa manta Magaalada Sama-reeb ee Caasimada Galmudug ku soo dhaweyay wafdi u hogaaminayey Wakiilka Qaramada Midoowey u qaabilsan Arimaha Soomaaliya James Swan

Wafdigaan  oo ay qeyb ka ahaayeen Wakiilada Midawga Yurub, Midowga Africa iyo IGAD J,waxay kulammo kala duwan la yeelan doona Madaxda Galmudug ayaa waxa safarkooda la xiriiraa arrimaha Doorashoyinka, ammaanka iyo Siyaasada dalka.

Sido kale waxaa safarkooda qayb ka ah in Caasimada Galmudug laga hergaliyo Xarun ay ku howlgalaan UN-ka taas oo laga hagidoono howlaha hormarineed ee ay Qaramada Midoobay ka wadan guud ahaan Galmudug.

 

   

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo ka qeyb galay shir madaxeedka Afrika

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee...

Kulanka Guddiga Joogtada ah ee BFS oo lagu dhaariyay Wasiirka cusub ee Warfaafinta

Guddiga joogtada ah ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka...

Wafdi uu Hoggaaminayo Wasiirka Caafimaadka oo Gaaray Magaalada Jowhar

Wafdi ballaaran oo ka socda Wasaaradaha Caafimaadka ee Dowladda...

Dibadbax lagu taageerayo dowladda iyo doorashooyinka qof iyo codka ah oo dhacay degmada Kaaraan

Shacabka degmada Kaaraan ayaa xaafadda Mirinaayo ku qabtay dibadbax...