Wararka

Maxaad kala socotaa halka uu marayo mashruuca dhismaha wadada isku xirta Muqdisho iyo Afgooye +sawirro.

Isticmaalka waddada isku xirta Muqdisho iyo Afgooye waa marin muhiim ah, waxaana isaga kala goosha dhammaan gaadiidka u safra gobolada Koonfurta iyo Bartamaha Soomaaliya,...

Guddoomiyaha Aqalka sare oo gaaray Dhuusamareeb +Sawirro.

Guddoomiyaha aqalka sare e BFS ayaa gaaray Dhuusamareeb si uu' uga qaybgalo furitaanka kalfadhiga 2-aad ee Baaralamanka Galmudug. Wafdiga Guddoomiyaha aqalka sare mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi...

Madaxweyne ku xigeenka Galmudug oo kulan la qaatay Safiirka Qatar ee Soomaaliya.+Sawirro.

Madaxweyne ku xigeenka Dowlada Goboleedka Galmudug Mudane Cali Dahir Ciid oo jooga Muqdisho ayaa kulan la qaatay Safiirka Dowlada Qatar ee Soomaaliya Xassan Bin...

Maamulka Galmudug oo soo dhaweeyay xeerka Saxaafadda.

Wasiirka Warfaafinta Dowlad Goboleedka Galmudug, Axmed Shire Falagle ayaa soo dhaweeyay xeerka Saxaafadda ee shalay lagu soo bandhigtay Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya. Wasiirka  oo lahadlay warbaahinta...

Maxkamadda Gobol Banaadir oo xukuno ku riday saraakiil ka tirsan Wasaaraddaha dowladda.

Xukunka maxkamadda gobolka Banaadir ay maanta ku ridday saraakiisha ka kala tirsan wasaaradda Warfaafinta, Kalluumeysiga, Maaliyadda iyo milkiiliyaal shirkadeed ayaa kala ah. Aweys Xasan Cumar,...

Ugu Akhris Badan