Wararka

Kulan looga hadlayay xoojinta wada-shaqeynta hay’adaha ka howlgala xuduudaha dalka oo Muqdisho ka furmay+(SAWIRRO).

Wada-tashi ku saabsan xoojinta wada-shaqeynta hay’adaha ka howlgala xuduudaha dalka ayaa waxaa ka qeybgalay xubno ka socday hay’adda socdaalka iyo jinsiyadda,wasaaradaha Dekadaha,Maaliyadda,caafimaadka iyo xafiiska...

Natiijada doorashada madaxtinimada Maraykanka oo goor dhaw la filayo.

Doorashada madaxtinimada Maraykanka ayaa lagu wadaa in dhawaan si rasmi ah loo shaaciyo, waxaana haatan soo baxday natiijada codadka ay shacabka iyo Ergada matalaysa...

Wasaarada Qorsheynta oo shirka Banbaxa Golaha Wasiirada ku soo bandhigtay Qorshaha Horumarinta Qaranka,+(SAWIRRO).

Madaxda Wasaaradda Qorsheynta ayaa Shirka Banbaxa Golaha Wasiirrada ku soo bandhigtay Qorshaha Horumarinta Qaranka ee NDP9 oo ku jira ajandaha maalinta labaad ee Banbaxa...

Golaha wasiirada itoobiya oo xaalad deg deg ah ku soo rogay gobalka tigreega ee waqooyiga itoobiya.

Xafiiska ra’isulwasaaraha ayaa sheegay in xaalada gobalka ay la socon donaan oo ay maamuli doonaan koox uu hogaaminayo taliyaha ciidanka. Arintan ayaa timid ka gadaal...

Hay’adda FAO oo sheegtay in ay Jiraan dadaalo wax looga qabanayo Ayaxa saameeyay qeybo ka mid ah konfurta iyo bartamaha Soomaaliya.

Hay'adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Beeraha ee FAO ayaa sheegtay in uu soconayo dadaal xoog leh oo lagula dagaalamayo ayaxa kaas oo ka jira...

Ugu Akhris Badan