Wararka

Ethiopia oo duulimaadyada diyaaradaha ka xirtay gobolka Tigrey ee dalka Ethiopia,

Waaxda duulista ee Ethiopia ayaa sheegtay in duulimaadyada diyaaradaha ee caalamiga ah iyo kuwa gudaha laga xiray garoomada diyaaradaha magaalooyinka Mekelle, Shire, Axum iyo...

Maamulka Gobolka Banaadir oo sheegay in guri loo dhisayo Barakacayaasha ku nool Caasimada+(SAWIRRO).

Guddoomiye ku xigeenka howlaha guud ee maamulka gobolka Banaadir Cumar Cali Axmed oo marti ku ahaa kulanka todobaadka ee ka baxa warbaahinta qaranka ayaa...

Howlgal ka dhan ah Al-Shabaab oo ka socda deegaanno ka tirsan Gaalgaduud.

Ciidanka xoogga dalka qeyb-27-aad ayaa howl-gal qorsheysan oo ka dhan ah maleeshiyaad Al-shabaab kawada deegaanno ku dhow Bulacle oo waqooyi Bari ka xiga magaalada...

Qodobbada Maalintii 2aad looga hadlay Shirka Banbaxa Golaha Wasiirrada JFS.(MUUQAAL)

Halkan ka DAAWO MUUQAALKA Warka. https://youtu.be/yGZAJsirVTk

Carona Virus oo si wayn u saameeyey waxbarashada carrurta barkacayaasha ah+(SAWIRRO).

Dadka barakacayaasha ah ee ku dhaqan xeryaha dadka soo barakacay ee magaalada Muqdisho ayaa sheegay inay saameyn wayn kala kulmeen cudurka Corona-virus oo dunida...

Ugu Akhris Badan