Wararka

Caruur Soomaaliyeed oo wacdaro ka dhigay ciyaaraha Golfka ee lagu qabtay Mareykanka.

Maxamed Cabdirashiid Ibraahim, Salma C/rashiid  iyo Sihaam oo Walaalo ah ayaa wacdaro ka dhigay  Ciyaaraha  Golfka ee lagu qabtay Magaalada Portland Gobolka Oregon ee...

Sii hayaha RW dalka gudoomiyey shir looga hadlayo dhaqaalaha iyo geedi socodka dayn cafinta

Sii hayaha Ra’iisul Wasaaraha dalka, mudane Mahdi Maxamed Guuleed, ayaa maanta guddoomiyay shir looga hadlay dhaqaalaha dalka iyo dardar gelinta qorshaha deyn cafitna dalka, kaas...

Mas’uuliyiin ka socda Dowlad Goboleedka Galmudug iyo AMISOM oo Muqdisho ku kulmay.

Madaxweyne kuxigeenka Maamul Dowlad Goboleedka  Galmudug Cali Daahir Ciid ayaa magaalada Muqdisho kulan kula qaatay Madaxa Midowga Africa ee Amisom Francisco Madera. Kulankaasi ayaa looga...

Maleeshiyaad ka tirsan Al-shabaab oo lagu dilay Jubada hoose

Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa hawlgal ay ka sameeyeen nawaaxiga Baar Sanguuni oo u dhaw magaalada Kismaayo ku dilay 4-ruux oo ka tirsanaa maleeshiyada...

Natiijada Imtixaankii Dugsiyada sare oo dhawaan la shaacin doono.

Sii-hayaha wasiirka wasaaradda waxbarashada xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdullaahi Goodax Bare oo ka hadlayay kulanka sanadlaha ee Wasiirka iyo ardyada Soomaaliyeed ayaa sheegay in bilaawga...

Ugu Akhris Badan