Wararka

Kenya oo digniin u dirtay cid kasta oo caawisa Al-Shabaab.

Dowladda Kenya ayaa digniin adag u dirtay cid kasta oo taageero u fidisa ama caawisa kooxda Argagixisada Al-Shabaab. Isku-duwaha laamaha ammaanka ee Gobolka waqooyi bari...

Booliska Kenya oo baaraya dilkii Qareen Kirimi Mbogo.

Saraakiisha Booliska ismaamulka Meru ee Dalka Kenya ayaa billaabay  baaritaanno ku saabsan ciddii ka dambeysay dilka qareen caan ahaa oo shalay ay toogasho ku...

UK oo kaalmo lacageed ugu yabooheysa dalal ay Soomaaliya ka mid tahay.

Wasiirka arimaha dibadda Boqortooyada Ingiriiska Dominic Raab ayaa bayaan uu soo saaray ku shaaciyay in dowladdiisu ay  gargaar dhaqaale u fidinayso dhowr dal oo...

Madaxweyne Qoorqoor oo la kulmay Wasiirro ka tirsan Jabuuti.

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug, Mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) iyo wafdigiisa oo maalmahan ku sugnaa Dalka Jabuuti ayaa kulan la qaatay Wasiirrada Wasaaradaha amniga,...

Ciidanka Xoogga oo Al-shabaab kala wareegay deegaan ka tirsan Jubbada hoose.

Ciidanka xoogga dalka iyo kuwa daraawiishta dowlad goboleedka Jubbaland ayaa maleeshiyada argagaxisada Al-shabaab kala wareegay deegaanno ka tirsan gobolka Jubbada hoose. Deegaanada ay Ciidanku la...

Ugu Akhris Badan