Wararka

Maamulka Gobolka Hiiraan oo kormeeray goobaha laga dhisay Biyo xireennada Webiga Shabeelle “SAWIRRO”

Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan, Cali Jeyte Cusmaan, Guddoomiye ku-xigeenka siyaasadda iyo maaliyadda, Abuukar Sheekh Cabdullaahi Maaddeey iyo Duq Magaalada Baladweyne ayaa kormeer ku tagay goobaha...

Natiijada imtixaanka dugsiyada sare oo goor dhaw lagu dhawaaqayo.

Wasaaradda waxbarashada, hidaha iyo tacliinta sare ee dalka ayaa maanta shaacinaysa natiijada imtixaanka dawliga ah ee dugsiyada sare oo sanadkaan ay ka qaybgaleen arday...

Xoogga dalka oo howlgallo ka fuliyay degaanka Leego (Sawirro)

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed gaar ahaan ururka 4-aad Guutada 16-aad ee Kumaandooska Danab ayaa howlgal ka sameyeeyay degaanka Leego oo ka tirsan Gobolka Shabeellada...

Naadiga Caalamiga ah ee dhalinyarada Islaamka oo gargaar gaarsiiyay dadka uu saameeyay COVID19.

Xafiiska Naadiga  Caalamiga ah ee dhalinyarada Islaamka ee Soomaaliya ayaa gargaar raashin ah u qaybiyay qoysas danyar ah oo ku nool duleedka magaalada Mudisho...

Booliiska oo amarro cusub kasoo saaray Baladweyne.

Taliska Booliska magalada Baladwayne ayaa soo saaray awaamiir lagu mamnuucayo gaadiidka muraayadaha madow ama loo yaqaano persolka. Qoraal ka soo baxay xafiiska Taliyaha  Ciidanka Booliska...

Ugu Akhris Badan