Galmudug oo dadaal ugu jirta dhismaha Dekedda Hobyo.

Date:

Magaalo xeebeedka hobyo ayaa waxaa ka socda dadaalo ladoonayo in lagu dhiso dakada magaalada hobyo oo ay wadaan madaxda maamulka galmudug iyo qaybaha bulshada magaalada

Masuuliyiinta Maamulka galmudug ayaa siyaabo kaladuwan utagay magaalada hobyo waxaa aad loo xoojiyey sugidda amniga iyada oo ganacsatada iyo bulshada lagu dhiirigalinayo sidii magaalada dib udhiskeeda ay uga qayb qaadan lahayeen

Qorshuhu waxa uu yahay sidii maamulku uu wax uga qabanlahaa dhismaha dakada hobyo oo ubaahan dib udhis iyo dayactir xoogleh

Nolosha kajirta magalada hobyo ayaa aad uga duwan sidii ay ahayd xiliyo kahor dadka deeganka ayaa fahmaya dawladnimada iyo wax wada qabsiga iyaga oo umuuqdo kuwo kasookabanaya xiliyadii adkaa ee lasoo dhaafay

Dadaalada isugu jira horumarinta iyo dhirigalinta bulshada hobyo ayaa tilmaan kabixinaya rajada laga qabo in hobyo ay yeelato dakad iyada oo madxdu ay wadaan sidii looyagleelilahaa hirgalinteeda oo marar badan aan suurtagalin

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Tababar heer sare ah oo la xiriira baarista dambiyada oo lagu qabtay Muqdisho

Tababar heer sare ah oo ku saabsan baarista dambiyada...

Hoggaamiye Aadan Madoobe oo guddoomiyey shirka amniga ee deegaannada Koonfur Galbeed

-Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur...

Hoggaamiye Aadan Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Baydhabo

Hoggaamiyaha Dowladda Goboleedka Koonfur Galbeed, Sheekh Aadan Maxamed Nuur...

Daahfurka mashaariicda uu Isbahaysiga Milatari ee Islaamka ka fulinayo Muqdisho oo bilaabatay

Waxaa si rasmi ah magaalada Muqdisho uga bilaabatay munaasabadda...