Wararka

Agaasimaha cusub ee TV-ga Qaranka ayaa xilka kala wareegay agaasimihii hore ka dib xaflad lagu qabtay xarunta wasaaradda+(SAWIRRO).

Kulankani uu Xilka kula Wareegayay Agaasimaha Cusub ee Telefishinka Qaranka ayaa waxaa kasoo qeyb galay Wasiirka Wasaarada Warfaafinta dhaqanka iyo Dalxiiska Agaasimaha Guud ee...

Booliska Magaalada Jowhar oo Howlgal lagu xaqiiinaayo amniga ka sameeyay magaaladaasi.

Ciidamada Booliska degmada Jowhar ayaa sacadihi la soo dhaafay halkaa ka sameeyay howlgalo lagu xaqiijinayo amniga degaanada maamulka Hirshabeelle gaar ahaan magaalada jowhar oo...

(DAAWO) Wasiirka Warfaafinta XFS oo bogaadiyey maamulka cusub ee TV-ga Qaranka.

Wasiirka Warfaafinta ayaa Bogaadiyay Maamulka Cusub Waxuuna sidoo kale Hambalyo iyo sogootin u jeediyay Maamulkii Hore. Halkaan ka Daawo. https://youtu.be/glKwAogDuv0

(DAAWO) Agaasimaha TV-ga Qaranka oo xilka kala wareegay Agaasimihii hore.

Hadalka Jeedinta Agaasimaha Cusub Halkaan Ka Daawo. https://youtu.be/jonl_FtmWqM

Guddoomiyaha Baarlamaanka JFS oo magacaabay guddi soo diyaara saamaynta Covid19 ku yeeshay dalka.

Guddoomiyaha golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa magacaabay guddi KMG ah oo  loo igmaday soo diyaarinta saamaynta cudurka Covid19...

Ugu Akhris Badan