Wararka

Dowlada Itoobiya ayaa ka hadashay Weeraro Hoobiyaal ah oo lagu qaaday Garoomo Diyaaradeed.

Dowlada itoobiya ayaa sheegtay in weerar hoobiye yaal ah lagu qaaday garoomada diyaaradaha ee magaalooyinka Bahir Dar iyo Gondar ismaamulka Amxaarada itoobiya . Madaafiicda ayeey...

Xafiiska Dhiirigelinta Maalgashiga Soomaaliya ee Wasaaradda Qorsheyta JFS oo ku Biiray Hay’adda Dhiirigelinta Maalgashiga Aduunka.

Xafiiska Dhiirigelinta Maalgashiga Soomaaliya ee SOMINVEST, oo ka tirsan Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha, ayaa ku biiray Ururka Hay’adaha Dhiirigelinta Maalgashiga ee Adduunka...

Hay’adda Culumada Al-Bayaan oo Kulan Wacyi galin ah u Qabatay Safaarada iyo Jaaliyadda Soomaalida ee Konfur Afrika+(SAWIRRO).

Hay'adda Culumada Al-Bayaan ee Pretoria ayaa kulan u qabatay Madaxda Safaaradda iyo Qaar ka mid ah Waxgaradka iyo Ganacsatada Dalka Konfur Afrika waxaana loogu...

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe ayaa u hambalyeeyay Madaxweynaha cusub ee Hirshabeelle iyo ku xigeenkiisa.

Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland mudane Axmed Maxamed Islaan (Axmed Madoobe) ayaa hambalyo u diray madaxweynaha cusub ee Hirshabeelle mudane, Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe)...

Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabeelle Cabdixakiin Luqmaan ”Afarta sanno ee soo socto waxey noqo doontaa, afar sanno oo xasilooni iyo Hormar ah”

Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabeelle mudane Cabdixakiin Luqmaan ayaa sheegay in afarta sanno ee soo socta ay ka shaqeyn doonaan Hirshabeelle xasiloon oo aan muushin iyo...

Ugu Akhris Badan