Wararka

Dowladda Soomaaliya oo xarigga ka jartay dhismaha safaaradda Soomaliya ee dalka Kenya oo dib loo furay+(SAWIRRO).

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya mudane Axmed Ciise Cawad oo ay garab taagan yihiin Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Kenya Danjire Maxamuud Axmed Nuur Tarsan...

Xildhibaannada Golaha Shacabka oo ansixiyay Hindise Sharciyeedka Adeegyada Baaritaanka Beeraha+(SAWIRRO).

Akhrinta Seddaxaad ee Hindise Sharciyeedka Adeegyada Baaritaanka Beeraha Soomaaliyeed ayuu ahaa Ajendaha kulanka mudanayaasha Golaha Shacabka ee maanta oo uu shir Guddoominayay Guddoomiyaha Golaha...

Madaxweyne Farmaajo oo Isbedel ku sameeyay Maamulka Gobolka Banaadir.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa u magacaabay Mudane Cabdulqaadir Maxamed Maxamuud Guddoomiye Kuxigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Gobolka Banaadir, ahna Kuxigeenka...

Bulshada Boondheere oo codsaday in dib loo furo ilaha biyo mareenada magaalada+(SAWIRRO).

Qaar ka mid ah Odayaasha dhaqanka, Waxgaradka iyo culimaa’udiinka ku nool Degmada Boondheere ee Gobolka Banaadir ayaa ka dalbaday Maamulka Degmada iyo kan Gobolka...

Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe oo la kulmay Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Haweenka XFS+(SAWIRRO).

Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha Marwo Xiis Xassan iyo Wafdi ay hoggaaminayso oo ku sugan magaalada Jowhar ee Xarunta Hirshabelle ayaa...

Ugu Akhris Badan