Wararka

RCEP: Wadamada Aasiya iyo Baasifigga oo kala saxiixday heshiiskii ganacsi ee ugu weynaa Dunida.

Shiinaha iyo 14 waddan oo kale ayaa isku raacay inay dhisaan ururka ugu weyn adduunka ee ganacsiga xorta ah, oo ka kooban ku dhowaad...

(DAAWO) Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa xarigga ka jaray dhismaha safaaradda Soomaaliya ee magaalada Nairobi oo dib loo dayactiray kaddib 30 sano oo ay...

Safiirka Soomaaliya ee Dalka kenya Mudane Max'uud Axmed Nuur (Tarsan) iyo Mas'uuliyiin kale ayaa ka hadlay Munaasabada. Halkan ka DAAWO. https://youtu.be/3RMQKETm8ZU

Xaflad soo dhaweyn ah oo magaalada Istanbuul loogu sameeyay Madaxwaynaha Konfur galbeed Cabdicasiis Lafta-gareen+(SAWIRRO).

Xaflad si wayn loo soo qabanqaabiyay oo lagu dhawaynayay  madaxwaynaha maamul goboleedka KGS Cabdicasiis Xasan Muxamed  Laftagareen ayaa lagu qabtay  magaaalada,  Istanbul ee dalka...

Xog dheeraad ah ayaa ka soo baxayso Weerarkii Gantaalada ee lagu qaaday magaalada Asmara ee Caasimada Eritrea.

Gantaalladda ayaa laga soo tuuray Itoobiya waxayna ay ku dhaceen caasimadda dalka deriska la ah ee Eritrea, sida ay sheegeen diblomaasiyiin iyo goobjoogayaal. Weerarkan ayaa...

(DAAWO) Warka Kooban SNTV 15-11-2020.

Halkan Ka DAAWO Warka Kooban ee SNTV 15-11-2020. https://youtu.be/HmcA2RGNAAw

Ugu Akhris Badan