Wararka

Dagaal maalintii 2-aad dhexmaraya dalalka Azerbaijan iyo Armenia

Maalintii Labaad dagaal culus oo u dhexeeya dalalka Azerbaijani iyo Armenia ayaa ka socda gobolka lagu muransan yahay ee Nagorno-Karabakh . Labada dhinac ayaa laga...

Xoogga dalka oo deegaanka Leego ku dilay xubno ka mid ahaa argagaxisda.

Ciidanka Kumaandooska Soomaaliya, gaar ahaan kuwa sida gaarka ah u tababaran ee Danab ayaa howlgal qorsheysan oo ay ka fuliyeen degaanka Leego ee gobolka...

Ra’iisul wasaare Rooble oo la kulmay danjirayaasha dunida u jooga Soomaaliya+sawirro.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay qaar kamid ah Safiirrada dalalka caalamka u fadhiya Soomaaliya iyo...

Dowladda hoose ee Xamar iyo Midowga Yurub oo heshiis gaaray+sawirro.

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa kulan gaar ah la qaatay safiirka Midowga Yurub u fadhiya...

Soomaaliya iyo Mareykanka oo kala saxiixday Heshiis deyn cafin ah+sawirro.

Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya Donald Yamamoto iyo sii hayaha wasiiirka maaliyada Soomaaliya Dr. Cabdiraxmaan Ducaale Beyle, ayaa kala saxiixday heshiis labo geesood kaas oo...

Ugu Akhris Badan