Wararka

Wasiirka cusub ee Wasaaradda Warfaafinta XFS oo si rasmi ah xilka ul wareegay+Sawirro.

Wasiirka cusub ee Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Abuukar Cismaan Dubbe ayaa maanta si rasmi ah xilka kagala wareegay Wasiirkii...

Madaxweynaha maamulka Puntland oo maanta safar ugu ambabaxay dalka Itoobiya+Sawirro.

Madaxweynaha maamulka Puntand Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta safar ugu ambabaxay dalka Itoobiya. Madaxweynaha iyo wafdigiisa waxaa garoonka diyaaradaha kusii...

Taliye Xijaar oo kormeeray saldhigyada Booliiska magaalada Dhuusamareeb.

Taliyaha ciidanka Booliiska Soomaaliya S/gaas Cabdi Xasan Maxamed (Xijaar) ayaa maanta kormeer ku tagay saldhigayada iyo baraha koontaroolada ciidamada Booliiska ah ay ka howlgalaan...

Wasiirka cusub ee Cadaaladda XFS oo soo dhaweyn loo sameeyey+sawirro.

Maamulka Wasaaradda Caddaaladda XFS ayaa munaasabad soo dhaweyn iyo isbarasho isugu jirta ugu sameeyey Muqdisho Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Caddaaladda XFS, Mudane Mudane C/qaadir...

Wariye ka tirsan warbaahinta Qaranka oo ku guuleystay abaalmarinta sanadlaha ah ee Muqdisho.

Wariye Cabdulqaadir Ciise Cali oo ka tirsan warbaahinta Qaranka ayaa ku guulaystay caawa abaalmarinta sida sanadlaha ah loo bixiyo ee lagu abaalmariyo shaqsiyaadka iyo...

Ugu Akhris Badan