Wararka

Ciidanka itoobiya oo sheegay in 50km ay u jiraan Mekelle xarunta gobalka Tigray.

Ciidamada itoobiya ayaa sheegay in dhowr jiho ay guluf xoog leh uga qaadeen magaalada Mekelle ee xarunta Tigray. Jeneraal Hassan Ibrahim ayaa wakaalada warar itoobiya...

Ra’isulwasaaraha Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo tacsiyeeyay geerida dadkii argagaxisada ku dileen qarax ka dhacay muqdisho.

Waxaan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa ehelada dadkii ku dhintay qaraxii argagixisadu caawa la eegteen maqaaxi ay dad shacab ahi ku sugnaayeen magaalada Muqdisho....

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo ka Tacsiyeeyay Dadkii ku dhintay Qaraxii caawa ka Dhacay Muqdisho.

Guddoomiyha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa ka Tacsiyadeeyay qaraxii caawa ka dhacay magaalada Muqdisho. Guddoomiye Cumar Filish...

Dowlada Federalka Soomaaliya oo Cambaareysay Falkii Argagixisada Caawa Ku Bartilmaamaysatay Shacabka Soomaaliyeed.

Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay cambaareyneysaa falkii waxashnimada lahaa ee argagaxisadu ay caawa ku bartilmaamadsadeen  shacabka Soomaaliyeed ee aan waxba galabsan. Ugu yaraan 6  muwaadiniin Soomaaliyeed...

Seynisyahankii ugu sareeyey Cilmiga Nuyukaleerka Iran Mohsen Fakhrizadah ayaa lagu dilay meel u dhaw caasimada Iran ee Tahran.

Mohsen Fakhrizadeh oo ah seynisyahankii ugu sareeyay barnaamijka horumarinta nukliyeerka Iran ayaa la dilay sida ay xaqiijisay wasaarada difaaca ee Iran. Dilka ayaa ka dhacay...

Ugu Akhris Badan