Wararka

AUN waxaa Isbitaalka Xoogga lagu aasay dadkii ku dhintay weerarkii argagixiso ee ka dhacay Xalay Muqdisho+(SAWIRRO).

Allaha ha unaxariistee waxaa isbitaalka xoogga dalka ka socota aaska sideed dhalinyaro ah oo xalay ku dhintay weerar argagixiso oo ka dhacay maaqayad ama...

Ciidamada Itoobiya oo ku sii siqaya xarunta gobalka Tigray ee Mekelle.

Saraakiisha Ciidamada itoobiya ayaa sheegay in dhowr jiho ay guluf xoog leh uga qaadeen magaalada Mekelle ee xarunta Tigray. Jeneraal Hassan Ibrahim ayaa wakaaladda warar...

Xafiiska Midowga Yurub Soomaaliya oo Cambaareyay Qaraxii Xalay Dadka Shacabka ay ku laayeen Aragagixsada.

Xafiiska midowga Yurub ee soomaaliya ayaa canbaareeyay weerarkii wuxuushnimada ahaa oo ay xalay argagaxisada ku qarxiyeen dad shacab oo ku sugnaa maqaad. Qoraal uu soo...

Dowlada Itoobiyo oo Dhaqaatiir Caafimaad u dirtay Gobolka Tigray ee Waqooyiga dalkaasi.

Maamulka magaalada Adis Ababa ee xarunta itoobiya ayaa koox caafimaad oo isugu jira dhaqaatiir iyo shaqaale kale u diray gobalka Tigray ee waqooyiga itoobiya...

TPLF oo markale gantaalo ku riday Dalka Eritrea.

Qaraxyo laga maqlay magaalooyinka Asmara Dekemehari, Gemehalo Nefasit ee dalka Eritrea. Dadka deegaanka ayaa sheegay in ay u muuqdeen weerar gantaalo ah oo dhanka TPLF...

Ugu Akhris Badan