Xafiiska Arrimaha Dibadda ee Dowlada Jarmalka oo Deeq Dawo ah ku wareejiyay Wasaaradda Caafimaadka Galmudug+(SAWIRRO).

Date:

Wasaaradda Caafimaadka Galmudug ayaa maanta kala wareegtay heyโ€™adda IRC, qalab iyo daawooyin caafimaad oo loogu talagaley xarunta la tacaalka xanuunka Covid-19 ee Gobolka Galgaduud waxaana deeqdani katimid deeq bixiyaasha xafiiska arrimaha dibadda ee dowlada Jarmalka (GFFO)

Wasiirka Caafimaadka ee dowlad goboleedka Galmudug Cabdiwali Cabdulaahi Jaamac ayaa qalabkaan caafimaad ka gudoomey Madaxa heyโ€™adda IRC ee Galmudug Cabdijamaal Xasan Magan, isagoo xusey in kaalmadani noqon doonto mid wax badan ka tarta howsha culus ee wasaaraddu kawado xarumaha Gobolka iyo dadaalka ay ugu jiraan ka hortaga iyo xakameynta xanuunka Covid-19.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Guddiga Maaliyadda ee BFS oo kulan ku yeeshay xarunta guddoonka ee Villa Hargeysa

Guddiga Miisaaniyadda, Maaliyadda, Qorsheynta, Iskaashiga Caalamiga ah iyo La-xisaabtanka...

Maxkamadda Sare oo laashay natiijada doorashadii Golaha Wakiillada iyo Goleyaasha Deegaanka Galmudug

Maxkamadda Sare ee Federaalka Soomaaliya ayaa maanta laashay natiijadii...

Tababar heer sare ah oo la xiriira baarista dambiyada oo lagu qabtay Muqdisho

Tababar heer sare ah oo ku saabsan baarista dambiyada...