Wararka

Madax ka tirsan Wasaaradda Cadaaladda Galmudug oo kormeeray dhismaha xabsiga laga hirgelinayo Gaalkacyo+(SAWIRRO).

Iyadoo si habsami leh uu u socanayo dhismaha xabsiga weyn ee Galmudug ee laga hirgalinayo duleedka bari ee magaalada Gaalkacyo ayaa maaanta waxaa kormeer...

Marxuum Khaliif Ciise Mudan oo aas loogu sameeyay Garoowe+(SAWIRRO).

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa ka qeybgalay Aas Garoowe loogu sameeyay Allaha u naxariistee Marxuum Khaliif Ciise Mudan. Aaska marxuumka waxaa...

Wasaaradda Haweenka Koonfur Galbeed oo kulan laqaadatay dadka baahiyaha gaarka ah qaba ee ku nool Xudur+(SAWIRRO).

Lakulanka dadka baahiyaha gaarka ah qaba waa mid dareen gaar ah abuurta muuqaal ahaanna ka duwan kulamada kale caadiga ah ee dhaca, waxaa lagu...

Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya oo la kulmay ergo ka socotay Midowga Afrika.

Waxaa maanta magaalada Addis Ababa ku kulmay Ra’isulwasaaraha Itoobiya iyo ergada Midowga Afrika u xilsaartay sidii wada hadal loogu xalin lahaa colaadda ka jirta...

Sirdoonka Dowladaha Itoobiya iyo Isreal oo la sheegay in ay iska kaashanayaa la dagaalanka Aragagixisada.

Sirdoonka Itoobiya iyo kuwa Israel ayaa sheegay in ay iska kashanayaan arimaha amaanka iyo  la dagaalanka argagaxisada. Arintan ayaa waxaa ay ka danbeysay kadib markii...

Ugu Akhris Badan