Wararka

Dowlada Turkiga oo cambaareesay weerarkii argagixiso ee xalay ka dhacay Muqdisho.

Wasaaradda arimaha dibadda ee dalka Turkiga ee aan walaalaha nahay ayaa si adag maanta u cambaaraysay weerarkii argagixiso ee sababay dhimashada iyo dhaawaca dadka...

Agaasimaha Guud ee Wasaarada Qorsheynta oo kulan Dar dar galinta Howlaha Wasaarada la qaatay Madaxda Waaxyaha+(SAWIRRO).

Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Qorsheynta, Maal-gashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha  XFS Mudane Cabdulqaadir Maxamed Aadan oo dar-dar-galinaya shaqooyinka horyaalla Waasaaradda ayaa kulan la qaatay Agaasime...

Munaasabad uu xilka kula wareegayay Wasiirka cusub ee Wasaarada Arrimaha Dibadda JFS oo Muqdisho ka dhacday+(SAWIRRO).

Waxaa Maanta Magaalada Muqdisho lagu qabtay Manaasabad uu Xilka kula wareegayay Wasiirka Cusub ee Wasaarada Arimaha Dibadda taasi oo ka dhacday Xarunta Wasaarada Arimaha...

Wasiirka Qorsheynta JFS oo kulan la qaatay Golaha Dhaqaalaha Qaranka+(SAWIRRO).

Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Maal-gashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Dawlada Fedaraalka Soomaaliya Mudane Jamaal Xassan ayaa ku qaabilay xafiiskiisa Xubna ka socda Golaha Dhaqaalaha Qaranka JFS. Wasiirka...

Beeraleyga Deegaanka Xero Dhagaxley ee Degmada Hobyo oo cabasho ka muujiyay Saameen uu wax soo saarka beeraha ku yeeshay Ayax faro badan oo xaaluf...

Deegaanka xero dhagaaxleey oo ka tirsan Degmada Hobyo islamarkaana ah deegaanada ugu horeeyay dhanka tabcashada beeraha ayaa waxaa beeraleyda halkaasi ku nool iyo maamulka...

Ugu Akhris Badan