Wararka

Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo muwaadin Soomaaliyeed ku wareejiyay gurigiisa+(SAWIRRO).

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa  Maanta muwaadin Soomaaliyeed ku wareejiyay gurigiisa. Muwaadinkaan Soomaaliyeed ayaa muddo 30...

Ra’iisul wasaaraha XFS oo maanta booqosho ku tagay wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshadda.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa Maanta Booqasho ku tagay Xarunta dhexe ee Wasaardda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshadda. Wasiirka Wasaaradda Caafimadka...

Xubno ka tirsan TPLF oo maxkamad la hor keenay maanta.

20 xubnood oo ka tirsan kooxda TPLF kuwaas oo dhawaanta ciidanka itoobiya ay ka soo qabteen gobalka Tigray ayaa maanta la keenay maxkamad. Xubnahan ayaa...

Wasaaradda caafimaadka Galmudug oo agab caafimaad gaarsiisay isbitaalka magaalada Gaalkacyo+(SAWIRRO).

Wasaaradda caafimaadka maamul goboleedka Galmudug ayaa agab caafimaad gaarsiisay isbitaalka weyn ee magaalada Galkacyo ee xaruunta Gobolka Mudug kaas oo si lacag la’aan ah...

Ciidanka Xoogga dalka oo Howl-galo ka dhan ah Al-Shabaab kawada Jubbada Hoose.

Ciidamada Xoogga dalka oo ay wehliyaan kuwa maamulka Jubbaland ayaa howlgalo ka dhan ah maleeshiyada Al-Shabaab waxay ka sameeyeen deegaanno hoostaga degmada Jamaame ee...

Ugu Akhris Badan