Wararka

Shirka looga hadlayo horumarinta Xoolaha oo ka furmay Magaalada Jigjiga.

Magaalada Jigjiga ee xarunta dowlad deegaanka Soomaalida waxaa ka furmay kulan ku looga hadlayo dhaqashada iyo horumarinta Iyo kheyraadka geela. Ujeedada kulanka loo qabtay ayaa...

Madaxweynaha Koofur galbeed oo Saakay ku wajahan Magaalada Xudur.

Madaxweynaha dowlada goboleedka koofur galbeed Soomaaliya Cabdicasiis xasan Maxamed Lafta Gareen ayaa la filiyaa inuu goor dhaw gaaro magaalada xudur ee gobolka bakool halkaasi...

Ciyaartoyda Koofur Galbeed oo xalay loo sameeyay casho sharaf+(SAWIRRO).

Xalay magaalada Baydhabo, waxaa lagu qabtay casho sharaf loo sameeyay xulka kubadda cagta ee Koofur Galbeed ee dhowaan ka qeybgalay tartankii Muqdisho lagu qabtay...

Banaanbax lagu dalbaday wax ka qabashada go’doominta saaran wadooyinka soo gala Xuddur oo ka dhacay degmada “SAWIRRO”

Boqolaal dadweyne oo u badan  ardayda wax ku barata dugsiyada magaalada Xuddur iyo maamulka Iskuulada  ayaa ka qeyb galay baanaanbaxaan oo lagu dalbaday in...

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Waxbarashada oo kulan la qaatay Madaxa Hay’adda ADRA ee Soomaaliya “SAWIRRO”

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha Iyo Tacliinta Sare Mudane Maxamed Caabbi Xasan ayaa maanta xarunta Wasaaradda Waxbarashada kulan kula qaatay Madaxa Hay’adda ADRA...

Ugu Akhris Badan