Wararka

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed oo la kulmay Maamulka Gobolka Bakool iyo kan Degmada Xudur+(SAWIRRO).

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xassan Maxamed Lafta gareen oo Wado Dhagaysiga Cabashooyinka ayaa la kulmay Maamulada degmooyinka Gobolka Bakool iyo kan...

Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble oo kulan dhiiro gelin ah la qaatay Madaxda Bangiyadda dalka+(SAWIRRO).

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan gaar ah la qaatay Masuuliyiinta Bangiyda dalka, isagoo kormeer ku tegay...

Madaxweynaha koonfur Galbeed oo lagu soo dhaweeyay Xudur “SAWIRRO”

Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta gareen iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Degmada Xudur ee Gobolka Bakool, isagoo socdaalkiisa...

Ciidanka xoogga dalka oo bur buriyay fariisimo ay Al-Shabaab ku diyaarinayeen walxaha qarxa.

Taliyaha qeybta 27aad ee xoogga Dalka Jeneraal Maxamed Axmed “Tareedisho” ayaa sheegay in howlgal qorsheysan oo ay fuliyeen guutada 3aad ururka 19aad ee ciidanka...

Madaxweynaha Galmudug oo kulan la qaatay Haween u ololeeya doorka Haweenka+(SAWIRRO).

Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa kulan la qaatay kooxda LeadNow oo ah dumar si gaar ah ugu ololeeya ka qeybgalka...

Ugu Akhris Badan