Wararka

Wasaaradda Arrimaha Gudaha Galmudug Oo Hakisay Maamulkii ay Umagacaawday Deegaanka Bacaadweyn.

Wasaaradda Arrimaha Gudaha Galmudug Oo Hakisay Maamulkii Ay Umagacaawday Deegnaaka Bacadweyne. wareegto kasoo baxday wasaaradda arrimaha gudaha galmudug ayaa lagu qoray sidatan.

Puntland oo soo dhaweysay shirka uu iclaamiyay madaxweyne Farmaajo.

Qoraal kooban oo lagu baahiyay barta rasmiga ah ee madaxtooyada Puntland ku leedahay Facebook ayaa lagu soo dhaweeyay shirka 15 bishan uu iclaamiyay madaxweyne...

Golaha Ammaanka oo soo dhaweeyay shirka uu madaxweyne Farmaajo iclaamiyay.

Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa ugu yeeray hoggaamiyaasha Soomaaliya in ay si dhaqso leh dib ugu bilaabaan wada hadalada si loo diyaariyo doorashooyin...

Xukuumadda oo fududeynaysa qabsoomidda Shirka Doorashooyinka ee Garoowe

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa soo dhaweeyey Shirka Wadatashiga Arrimaha Doorashooyinka ee  ku qabsoomaya 15-ka bishan magaalada Garoowe ee...

MADAXWEYNE FARMAAJO OO SHIR ISUGU YEERAY MADAXDA DOWLAD GOBOLEEDYADA IYO GOBOLKA BANAADIR

Muqdisho, Febaraayo 09, 2021: Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa shir ku saabsan arrimaha doorashooyinka isugu yeeray Madaxda Dowlad Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir....

Ugu Akhris Badan