Wasaaradda warfaafinta XFS waxay ku war-gelineysaa warbaahinta gaarka loo leeyahay inay qaadato Liisamada sanad-laha ah

Date:

Wasaaradda Warfaafinta XFS waxaa ay Saxaafadda madaxa banaan ku war-galineysaa in ay iska soo diiwaangaliyaan isla markaana ay liisamada sannadlaha ah ka qaataan xarunta wasaaradda warfaafinta.

Wargalintaan ayaa waxaa ay ku socotaa warbaahinta gaarka loo leeyahay ,sida (Idaacadaha,Telefishinada, Cable-lada,wargeysyada,website-yada, iyo studio-yaasha wax soo saarka(Media production campanies)

Waxaa sidoo kale wargalinta ay ku socotaa madbacadaha wax daabaca.

Isdiiwaangalinta ayaa ka bilaabaneysa xarunta wasaaradda warfaafinta XFS taariikh-da marka ay tahay 22/08/2021waxaana ay ku egtahay taariikh-da marka ay tahay 02/09/2021.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiirka arrimaha dibadda oo qaabilay Danjiraha muddo xileedkiisu dhammaaday ee Jabuuti

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda...

Wasaaradda arimaha dibadda JFS oo digniin ka soo saartay warar been abuur ah

Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka...

Wasiirka Maaliyadda oo kulan la qaatay wafdi ka socda Qaramada Midoobay

Wasiirka Maaliyadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Biixi Iimaan...