Wararka

Wasaaradda Shaqada oo dalbatay in la talaalo dhammaan shaqaalaha dowladda

Wasaaradda shaqada iyo arrimaha bulshada ee xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay war-saxaafadeed ay dhammaan hey'adaha kala duwan ee dowladda ugu wargelineyso inay talaalaan...

Wasiir Dubbe oo shaaciyey hakiyey ijaarka iyo dib u hawl-gelinta maqaaxida Tiyaatarka

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Cismaan Dubbe ayaa hakiyey ijaarka iyo dib u hawl-gelinta maqaaxida Tiyaatarka isaga oo fulinaya amarka Raisal Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka...

Maxkamadda Ciidamada oo xukun adag ku riday nin ka tirsanaa jiray Daacish

Cabdisamad Ibraahi Cumar  oo magiciisa  Afgarashadu yahay Abuu-Cali ayaa loo xiray dabayaaqadii sanadkii ina dhaafay kamid ahaanshiyaha Daacish oo uu ka soo tirsanaa ilaa...

Dadaallo lagu xalinayo colaad u dhaxeysa beelo walaalo ah oo ka bilaawday G/Nugaal

Wararka aan ka heleyno gobolka Nugaal waxay sheegayaan in maanta ay socdaan dadaallo xoog leh oo lagu xalinayo dagaal beeleed khasaare culus geystay oo...

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya oo gaaray dalka Turkiga

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya Xasan Xuseen Xaaji oo howlo shaqo ku tagay Dalka Turkiga ayaa waxaa Garoonka Diyaaradaha ee Magalada Ankara  ku soo dhaweyay...

Ugu Akhris Badan