Wararka

Ciidamada PMPF-ta Puntland oo fuliyey howlgallo ka dhan ah Al-Shabaab iyo Daacish

Ciidamada ilaalada Badda iyo Beriga Puntland ee PMPF  ayaa hawlgallo qorshaysan saacadihii la soo dhaafay ka fuliyey dhulka Buuraleyda ah ee ku yaalla gobollada...

Shir looga hadlayey Istaraatiijiyadda Sare u qaadista isticmaalka Gaaska Cuntada oo Muqdisho  lagu soo geba-gabeyay “SAWIRRO”

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xaashi Carabeey ayaa Muqdisho ugu soo xeray kulan looga hadlaayay Istaraatiijiyadda Sare-uqaadista isticmaalka...

Madaxweynaha HirShabeelle oo dib ugu laabtay Jowhar “SAWIRRO”

Madaxweynaha dowlad Goboleedka HirShabeelle Cali Guudlaawe Xuseen iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa Maanta waxaa ay dib ugu laabteen Magaalada Jowhar, halkaas oo siweyn loogu...

Alshabaab oo Qarax la eegtay sargaal katirsan wasaarada Arimaha Dibada iyo iskaashiga caalamiga ah

Qarax la sheegay inuu ahaa mid lugu xiray gaari ayaa waxaa uu maanta ka dhacay degmada Hodan ee gobolka Banaadir, gaar ahaan xaafadda Taleex. Qaraxa...

Wasiirka Wasaaradda Gargaarka Jubbaland oo magacaabay guddiga diyaar garowga iyo ka jawaabista Aafooyinka

Wasiirka Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta musiibooyinka dowlad goboleedka Jubbaland Mudane Cabdiraxmaan Cabdi Axmed ayaa maanta magacaabay guddiga diyaar garowga iyo ka jawaabista Aafooyinka. Guddigan oo...

Ugu Akhris Badan