Wararka

Dowladda Ruushka oo sheegtay in ay isku soo dhibeen ciidamo badan oo ukraine katirsan.

Wasaaradda difaaca ee dalka Ruushka ayaa sheegtay inay toddobaadkan isu soo dhiibeen illaa 959 askari oo u dhashay dalka Ukraine, ciidankaas oo ahaa kii...

Raisulwasaare Mohamed Hussein Rooble oo caawa qaabilay Safiirka Masar ee soomaaliya.

Ra'iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa caawa xafiiskiisa ku qaabilay danjiraha Dowladda Masar ee Soomaaliya Mudane Maxamed Albaaz . Raisulwasaraha iyo safiirka Ayaa...

Madaxweyne Hassan sheikh Maxamuud oo caawa la kulmay Gudoomiye Cumar Fillish.

Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheikh Maxamud ayaa maanta kulan gaar ah la qaatay Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed...

Taliyaha Ciidanaka booliska maamulka Puntland oo maanta gudoomiyey shir Amniga gobolka Nugaal looga hadlayey.

Taliyaha Ciidanaka booliska maamulka Puntland S/Guuto Maxamed Cali Xaashi oo maanta gudoomiyay shir looga hadlayay xaaladda amni ee gobolka Nugaal. Shirka waxaa...

SAWIRO:Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo xariga ka jaray dhismaha cusub ee Gudiga Gaadiidka ee Bajaajka.

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa xariga ka jaray dhismaha cusub ee Gudiga Gaadiidka ee Bajaajka...

Ugu Akhris Badan