Wararka

Madaxweyne Hassan sheikh Maxamuud oo la kulmay madaxweynaha Jubbaland.

Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Maanta kulmay madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe). Madaxweyne Hassan sheikh Maxamuud iyo Mudane  Madaxweyne...

Madaxweynaha JFS Xasan Sheekh Maxamuud oo la kulmay maanta Ambassador James Swan.

Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la kulmay maanta wakiilka gaarka ah ee QM ee Soomaaliya Ambassador James Swan. James Swan ayaa sheegay in...

Ra’iisul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble oo la kulmay ku-xigeenka Howgalka Midowga Afrika ee ATMIS .

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo la kulmay ku-xigeenka Howgalka Midowga Afrika ee ATMIS Fiona Lortan iyo taliska Ciidammada ATMIS. Ra’iisul Wasaaraha ayaa...

SAWIRO:Ciidamada xoogga dalka oo kooxda argagaxisada Al shabaab dib uga caabiyay Matabaan.

Ciidamada Dowlada Federaalka iyo kuwa DG Galmudug ayaa maanta kooxda argagaxisada Al shabaab dib uga caabiyay Degmada Matabaan ee Gobolka Hiiraan oo ay isku...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo maanta kulan la qaatay madaxweynihii hore ee dalka Shariif Sheekh Axmed .

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta kulan la qaatay madaxweynihii hore ee dalka Xildhibaan Shariif Sheekh Axmed . Kulankaan...

Ugu Akhris Badan