Maamulka mudug ee galmudug iyo saraakisha amniga oo kulan deg deg ah ka yeeshay amniga galkacyo.

Date:

Gudoomiyaha Gobolka mudug Mudane Ahmed Shire Bukhari ayaa Kulan deg deg ah oo ku saabsan sugidda amniga Gobolka mudug waxaa uu la Qaatay Taliska qeybta Booliska Gobalka, kan Degmada iyo Saraakiisha Ciidamada xasilinta Gobolka Mudug, kuwaas oo door muhiima ka qaata sugista amni Gobolka Mudug.

Kulanka ayaa Diiradda Lagu Saaray Sidii Wax looga qaban lahaa Fal-dabiyeedyada Amniga ka dhanka ah ee Saacadihidii Ugu Danbeeyay ka dhacay Degmada Gaalakcyo.

Ugu dambeyntii Kulanka ayaa waxaan laga soo saaray Awaamiir Amni kuwaas oo saacadaha soo aadan lala-wadaagi doono bulshada Gobolka Mudug.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Agaasimaha Caafimaadka Galmudug oo akhriyay warmurtiyeedka shirka maalgelinta caafimaadka

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee...

Hoggaamiyaha KGS oo Madaxtooyada ku qaabilay musharax Madaxweyne Cabdicasiis Maxamed

HOGAAMIYE JIBRIIL CABDIRASHIID Xaaji Baydhabo Abriil, 28, 2026: Hoggaamiyaha...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Dalka oo Xafiiska ku qaabilay hay’adda UN Women

Muqdisho,Talaado, 28 Abriil 2026: — Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda...

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo booqday Safaaradda Soomaaliya ee Cumaan

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda...