Wararka

Suuriya oo qubaro miinooyinka sameeya u dirtay Ruushka

Illaa 50 rag xeeldheerayaal ku ah samaynta iyo isticmaalka bambaanooyinka qasaaraha badan gaysta , kuwaas oo u dhashay Suuriya ayaa ku sugan dalka Ruushka,...

Madaxweyne Hassan sheikh oo maanta xilka kala wareegaya Madaxweynihii hore ee Dalka Maxamed Abdullaahi Farmaajo.

Waxaa maanta lagu wadaa in xarunta Madaxtooyada Soomaaliya Xilalka ku kala wareegaan Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo 15-kii Bishaan lagu doortay Teendhada Afisiyooni...

Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka XFS oo Muqdisho ka furtay shir socon doona muddo 3 maalmood ah.

Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka XFS ayaa Muqdisho ku qabatay shir socon doona muddo 3 maalmood ah kaasoo oo ay u qabatay Wasaaradaha Dowladda...

SAWIRRO:Madaxweynaha Jubbaland oo caawa gudoomiyey kulan deg -deg ah oo ay yesheen Golaha Wasiirrada.

Madaxweynaha Dowlad goboleedka  jubbaland Mudane Ahmed Mohamed Islaam, ayaa caawa shir gudoomiyay kulan aan caadi ahayn oo ay lahayeen golaha wasiirada maamulka Jubaland yeesheen.   Madaxweynaha...

Muxuu yahay cudurka cusub ee walwalka badan galiyey wadamo badan

Dhaatiirta iyo khubarada Hay’adda caafimaadka adduunka ee WHO ayaa kulan degdeg ah ka yeeshay xanuunka faafaya ee Furuqa (MONKEYPOX) oo ka dillaacay dalal dhowr...

Ugu Akhris Badan