Wararka

Wasaarada Qorsheynta oo kullan u qabatay Hay’adaha ka shaqeeya barnaamijyada xalka waara

Xafiiska Xalka Waara ee Wasaaradda Qorshaynta Qaranka ayaa qaban qaabiyay kulan isugu yimaadeen inta badan hay’adaha ka shaqeeya barnaamijyada xalka waara, ee Soomaaliya iyo...

Ra’iisul Wasaare Rooble oo maanta la kulmay madaxwaynaha Dowladda Isutagga Imaaraadka.

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa mar kale maanta la kulmay madaxwaynaha Dowladda Isutagga Imaaraadka Sheikh Maxamed Bin Zayid Al Nahyaan. Kulankaan oo...

Guddoomiyeyaasha labada Aqal oo kulan la qaatay Guddigii doorashada Madaxweynaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo uu wehliyo Guddoomiyaha Aqalka Sare Mudane Cabdi Xaashi Cabdullahi ayaa Maanta kulan la...

Gudoomiyaha Golaha aqalka sare oo qaabilay Safiirka itoobiya ee Soomaaliya.

Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare Senator Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa Xafiiskiisa Aqalka Sare ku qaabilay Safiirka Dalka Itoobiya u qaabilsan Soomaaliya Mudane Cabdulfataax Cabdullaahi Xasan. Safiirka...

Wasaaradda Caafimaadka Puntland Oo Maanta qabatay Shirka Xiriirinta Dabagalka Xanuunada ka Gudba Xuduudaha .

Shir Hal maalin soconaya ayaa maanta ka bilawday wasaaradda caafimaadka kaasoo ay ka soo qaybgaleen shaqaale ka kala socda Wasaaraddaha caafimaadka, Hawlaha Guud, Garoomada...

Ugu Akhris Badan