Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo qaabilay masuuliyiin ka socota Hay’adda Naafada Qaranka .

Date:

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta hoygiisa Muqdisho ku qaabilay masuuliyiin ka socota Hay’adda Naafada Qaranka oo uu hoggaminayo Guddoomiyaha mudane Maxamed Cabdullahi Jaamac.

Madaxda Hay’adda Naafadda Qaranka ayay Guddoomiyaha u soo jeediyeen in fursado badan oo lagu horumarin karo la siiyo si ay u helaan xuquuq dhameystiran.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ayaa sheegay in uu garab taagnaan doono dadka aan lixaadkooda dhameystirneyn is la markaana Baarlamaanka uu noqon doono mid xuquuqdooda looga doodo dadaal dheerna lagu bixin-doono garab istaaggaa naafada qaranka.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

R/Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda oo daahfuray Qorshaha Istaraatijiyadda WFP ee gudaha Soomaaliya ee 2026-2030

R/Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Saalax Axmed Jaamac ayaa daahfuray...

Shirweynaha 1-aad ee Badaha Soomaaliya ayaa goordhow ka furmay magaalada Muqdisho

Shirweynaha 1-aad ee Badaha Soomaaliya ayaa goordhow ka furmay...

Wasiirka Waxbarashada oo magaalada Laascaanood ka dhagax dhigay dhismaha Dugsi Hoose/dhexe ah

Wasiirka Wasaarada Waxbarashada Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Farah Sheikh...

Garsoore Cumar Cartan oo dhex-dhexaadin doona finalka CECAFA Cup

Garsooraha Soomaaliyeed Cumar Cabdulqaadir Cartan ayaa dhex-dhexaadin doona ciyaarta...