Wararka

DEG-DEG:Turkiga oo qorsheynayo in uu sameeyo howlgal milatri.

Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdoğan ayaa sheegay in dhawaan uu billaabi doono howlgal cusub oo militari oo laga sameyn doono xadka dhanka koonfureed,...

Taliyaha Ciidanaka booliska Maamulka Puntland Oo xafiiskiisa ku qaabilay Madax kasocota Hay,ada UNODC.

Taliyaha Ciidanaka booliska Maamulka Puntland  Oo xafiiskiisa ku qaabilay Madax kasocota Hay,ada UNODC. Taliyaha ciidanka booliska PL S/Guuto Maxamed Cali Xaashi waxaa kulanka ku wehelaiyay...

Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha diinta XFS oo sheegtay in 309 shirkadood oo sanadkaan 1443 Hijriya soo codsatay adeegyada xajka ay kasoo gudbeen 63 shirkadood...

Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha diinta XFS Cumar Cali rooble oo shir-jiraaid ku qabtay xafiiskiisa ayaa sheegay in 309 shirkadood oo sanadkaan 1443 Hijriya...

SAWIRRO:Madaxa gargaarka bini’aadannimada ee hay’adaha Qaramada Midoobay iyo safiirro ka socda 5 waddan oo caalamka ah oo gaaray magaalada Jig-jiga.

Safiirrada wadammada Italy, Japan, Switzerland, Finland iyo Czech Republic oo ay weheliyaan madaxda hay'adaha UNICEF, USAID, FAO iyo IOM ayna hoggaaminayso Dr. Catherine Sozi,...

DHAGEYSO:Wasiirka Gaashaandhiga XFS oo gaaray Dalka Tanzania iyo shir maanta halkaas ka furmaya.

Wafdi uu hogaaminayo wasiirka gaashaandhiga dowladda Federaalka Soomaaliya oo xalay gaaray Magaalada daaru-salaam ee dalka Tansaaniya  .   Ujeedka wafdiga  wasiirka u gaaray dalkaas  ayaa ah...

Ugu Akhris Badan