Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo caawa Qaabilay Danjiraha dalka Taliyaaniga Amb Alberto Vecchi.

Date:

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo ay weheliso Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad ee Golaha Shacabka marwo Sacdiyo Yaasiin Xaaji Samatar ayaa waxay kulan muhiim ah la qaateen danjiraha dalka Taliyaaniga Amb. Alberto Vecchi.

Danjiraha ayaa xusay kaalinta ay ku lee dahay Dowladda Talyaaniga mashaariicda horumarineed ee wadamada EU-da ka fuliyaan dalka, ahmiyad gaar ahna siin doonaan wada shaqaynta golaha sharci dejinta sidoo kale waxaa uu soo hadal qaaday in dowladda Taliyaaniga ay soo dhoweyneyso gabdhii ugu horeysay oo noqata Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad.
Guddoomiyaha ayaa ammaanay doorka horumarineed ee lama ilaawaanka ah ay ku leeyihiin dowladda Taliyaaniga Dowlad dhiska dalka in uu yahay mid soo jireen ah oo Taariikh facweyn ku leh dalka iyo dadka Soomaaliyeed.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

1- President Hassan Sheikh Mohamud has returned to the...

Warbixinta Toddobaadlaha ee DFS oo soo baxday

1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo dalka dib ugu...

Taliyaha CXDS oo kulan dardaaran ah la qaatay Ciidamo u baxaya Tababar Dalka Dibaddiisa ah

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (CXDS) S/Guuto Ibrahim Mohamed...