Wararka

Wasiirka gaashaandhigga dawladda FS oo la kulmay dhigiisa dalka Tanzania

Wasiirka Wasaaradda gaashaandhigga XFS , Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa maanta kulan kula qaatay magaalada Daarusalaam ee caasimadda dalka Tanzaniya wasiirka Difaaca iyo adeegga Qaranka...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho oo maanta u safray Magaalada Konyo ee Dalka Turkiga.

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa  Maanta Safar shaqo oo maalma kooban qaadan doona u ambabaxay...

Madaxweyne Mustafe Muxummed Cumar oo maanta xarunta madaxtooyada kulan kula qaatay masuuliyiintii ay hoggaaminaysay madaxa gargaarka bini’aadannimada ee hay’adaha Qaramada Midoobay.

Madaxweynaha DDS, mudane Mustafe Muxummed Cumar ayaa xarunta madaxtooyada kulan kula qaatay masuuliyiintii ay hoggaaminaysay Dr. Catherine Sozi, madaxa gargaarka bini'aadannimada ee hay'adaha Qaramada...

Madaxweyne Hassan Sheikh maxamuud oo u magacaabay Mudane Hussein Macallin Maxamuud lataliyihiisa Amniga Qaranka.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u magacaabay Mudane Xuseen Macallin Maxamuud Sheekh-Cali, Lataliyaha Amniga Qaranka.   Madaxweynaha ayaa tilmaamay in Mudane Xuseen...

DEG-DEG:Ra’iisal wasaare Rooble oo shaqada ka joojiyay wasiirka arrimaha debadda Cabdisaciid Muuse Cali .

Ra'iisal wasaaraha XFS Mahamed Xuseen Rooble ayaa baabi'iyay warqad wasaaradda Arrimaha dibadda ay ku fasaxday Markab waday dhuxul sharci daro ah oo ku xernaa...

Ugu Akhris Badan