Wararka

Gudoomiye ku Xigeenka 2aad Golaha Shacabka Oo Isbitaalada Ku Booqday Dhaawacyadi Marka. (SAWIRO)

Guddoomiye kuxigeenka labaad ee golaha shacabka Mudane Cabdullaahi Cumar Abshir (Abshirow) oo ay wehliyaan xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka ayaa maanta booqday qaar ka...

Agaasimaha Sirdoonka Oo Isbadal Ku Sameeyay Mushaarka Nabad Sugidda.

Agaasimaha NISA Mahad Maxamed Salaad oo kor u qaaday Mushaarka Saraakiisha, Ciidamada iyo Shaqaalaha Hey’adda. Agaasimaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugida Qaranka Mahad Maxamed Salaad oo...

Taliska Booliiska Galkacyo Oo Dib U Celiyay agab samafal dhawaan laga soo xaday dagmada Caabudwaaq (SAWIRO)

Duqa dagmada galkacyo ayaa maanta ku wareejiyay wasaarada caafimaadka Galmudug agab samafal oo dhawaan laga soo xaday dagmada caabudwaaq ee gobalka galguduud kadib howlgal...

Basaaskii ugu xirfadda badnaa Alshabaabka Muqdisho oo la Xukumay.

November sanadkii tegay bartamaheedii ayay ciidamada Amniga ka soo xeraan xaafadda Oodweyn ee degmada Dayniile Cabdirisaaq Cabdullaahi Axmed Yarow oo loo haystaa in uu...

Madaxweynaha Qaranka Oo ka Tacsiyeeyay Geerida Gudoomiyihii Degmada Marka.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, ehellada iyo dhammaan shacabka Soomaaliyeed ee uu ka geeriyooday,...

Ugu Akhris Badan