Raโ€™iisul Wasaare Xamse oo Bahda Saxaafadda Uga Tacsiyadeeyay Geerida Marxuum Cali Muuse

Date:

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamza Abdi Barre,ย ayaa uga tacsiyeeyey ehellada, bahda saxaafadda iyo guud ahaan shacabka Soomaaliyeed, geerida ku timid suxufi Cali Muuse Cabdi oo ku geeriyooday dalka Talyaaniga.
Raโ€™iisul Wasaaraha ayaa ku tilmaamay marxuumka in uu ahaa tiir ka baxay saxaafadda iyo guud ahaan bulshada Soomaaliyeed, waxuna allah u waydiiyey naxariistiisa janno in uu ka waraabiyo, inagana samir iyo iimaan naga siiyo.
Marxuum Cali Muuse ayaa ahaa suxufi ruug caddaa ah oo muddo dheer ka shaqeynayay warbaahinta gudaha iyo dibedda.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed ayaa kulan la qaatay golaha xukuumadii hore ee maamulkaas.

Hoggaamiyaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Sheekh Aadan Maxamed Nuur...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo dhambaal tacsi ah gaarsiiyey Amiirka Dalka Qadar

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo...

Shir looga hadlayay Tayada iyo Horumarinta Biyaha sifeysan oo Xarunta Gobolka Banaadir lagu qabtay

Mas'uuliyiinta Sheybaarka Gobolka Banaadir Ayaa Kulanka Ku soo bandhigay...