Wararka

Madaxweynaha iyo Reyasul Wasaaraha Qaranka oo Wadatashi ka Yeeshay Dhismaha Xukuumadd.

Ra’iisul Wasaaraha xukumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xamse Cabdi Barre , ayaa warbixin ka siiyo Madaxweyne Xasan Sheekh kalana hadlay howsha socota ee lagu soo...

Gudoomiyihii Degmada Marka Oo Qarax Lagu Dilay.

Qof naftiisa haliga ah ayaa  isku qarxiyey masuuliyiin ka tirsan maamulka degmada Marka ee gobolka Shabeellada Hoose iyo dad shacab ah, xilli ay ku...

Howl-galo Ka Bilowday Muqdisho.(SAWIRO).

Saraakiisha iyo ciidamada amniga ee caasimadda Muqdisho ayaa bilaabay howlgallo looga hortegayo dhagarta Nabaddiidka Al-Shabaab, waxaana saacadihii lasoo dhaafay suuqyada Muqdisho oo Bakaaro uu...

Senetor Xuseen Maxamed Daahir oo bogaadiyay Dadaaladda dowladda ay ugu Gurmaneyso Dadka abaaraha ay Ku Saameeyeen KGS

Muqdisho,26-7-2022:-Senetor Husein Mohamed oo kamid ah senetarada aqalka sare ee dalka ayaa bogaadiyay Dadaalada Dowladda Federaalka ay ugu gurmaneyso dadka ay Abaaraha ay ku...

Ra’iisul Wasaare Xamse oo qaabilay Agaasimaha Tvga Qaranka Sharmake Maxamed Warsame

Muqdisho-26-7-2022:Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Agaasimaha Tvga Qaranka Sharmake Maxamed Warsame . Mudane Hamse Abdi Barre...

Ugu Akhris Badan