Wararka

[DAAWO]Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo ka hadlay xaalada amni ee magaalada muqdisho

MUQDISHO-30-7-2022-:Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa  ka hadlay arrimaha amniga magaalada Muqdisho ayaa ku boorriyay shacabka Soomaaliyeed in ay ciidamada la shaqeeyaan sharcigana...

Reysul Wasaaraha Qaranka oo Ka Tacsiyeeyay Geerida Wasiirkii Cadaaladdka KGS.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hamza Abdi Barre ayaa si kulul u cambaareeyay weerarka argagixiso ee maanta lagu dilay Wasiirkii Caddaaladda Dowlad Gobolleedka...

Koofur Galbeed oo war kasoo Saartay Geerida Wasiirkii Cadaaladda Oo Qarax lagu Dilay

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa tacsi tiiranyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo dhammaan Ummada Soomaaliyeed gaar ahaan...

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya oo Ka Warbixiyay Howl-galada Ka Socda Caasimadda.

Taliyaha Ciidanka Boliiska ee Soomaaliya Sareeye Gaas Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa sheegay in ay socdaan qorshayaal kutalagal ah oo la doonayo in lagu...

Senetor Xuseen Maxamed Daahir oo deeq Dawo ah gaarsiyay Cisbitaalka Dhimirka Ee Magaalada Baydhabo

Senetor Xuseen Maxamed Daahir oo kamid ah senetorada aqalka sare ee dalka ayaa maanta gaarsiiyay deeq caafimad cisbitaalka dhimirka ee magaalada baydhabo. Deeqdan caafimaad ee...

Ugu Akhris Badan