Wararka

[DAAWO] Ergayga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan arrimaha Gurmadka Abaaraha oo kulan la qaatay jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool UK

Ergeyga Gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Gurmadka Abaaraha Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa kulan loogu qareemayay gurmadka abaaraha la qaatay jaaliyadda Soomaaliyeed...

Wafdi ka tirsan dowladda Soomaaliya oo maanta gaaray Magaaladda Buula-burde ee gobolka Hiiraan

Wafdi ay hogaamineyso Ku simaha Guddoomiyaha golaha shacabka BJFS ahna guddoomiye ku xigeenka golaha shacabka, Sacdiya Yaasiin Xaaji, oo ay ka mid yihiin wasiirka...

[DAAWO] Hey’adda Maareeynta Musiibooyinka Qaranka oo maanta1,200 qoys oo kasoo barakacay abaaraha ka jira dalka ugu qeybiyay Raashin degmada Dharkeynleey

Hey'adda Maareeynta Musiibooyinka Qaranka oo maanta1,200 qoys oo kasoo barakacay abaaraha ka jira dalka ugu qeybiyay Raashin degmada Dharkeynleey ee gobolka Banaadir.   Goobta lagu qeybinayey...

Wasiirka Maaliyadda oo Maraykanka kaga qeybgalaya shirka sanadlaha ah ee hay’adda IMF iyo Bangiga Adduunka+Sawirro

Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Dr. Elmi M. Nur iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Washington DC ee dalka Mareykanka ee uu toddobaadkaan ka furmayo...

[DAAWO] Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka XFS oo Guddoomiyey kulan looga hadlayey qaabkii caddaalad iyo garsoor loo gaarsiin lahaa goobaha laga xorreeyey argagixisada

Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Salax Ahmed Jaamac, ayaa guddoomiyey kulanka guddi hoosaadka golaha Wasiiradda ee tiirka caddaaladda iyo garsoorka madaxa...

Ugu Akhris Badan