Wararka

[DAAWO] Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhiggiisa dalka Uganda Mudane Yoweri Kaguta Museveni

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo la kulmay dhiggiisa dalka Uganda Mudane Yoweri Kaguta Museveni ayaa kala hadlay xasilloonida gobolka iyo...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BFS oo kulan la qaatay Guddoomiyaha Baarlamaanka Boqortooyadda Netherlands

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa magaalada The Hague ee dalka Boqortooyadda Netherlands kulan kula...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhiggiisa dalka Uganda Mudane Yoweri Kaguta Museveni

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo la kulmay dhiggiisa dalka Uganda Mudane Yoweri Kaguta Museveni ayaa kala hadlay xasilloonida gobolka iyo...

Xoghayaha guud ee Golaha Shacabka BJFS oo maanta kulan la qaatay xoghaye ku xigeenadda iyo Agaasime waaxeedyada Golaha Shacabka

Xoghayaha guud ee Golaha Shacabka BJFS  Mudane Cabdiraxmaan Maxamuud Cabdulle (Jaabiri) ayaa maanta kulan la qaatay xoghaye ku xigeenadda iyo Agaasime waaxeedyada Golaha Shacabka. Kulanka...

Guddoomiyaha gobolka Hiiraan Cali Jayte oo gaaray deegaanka Jicibow ee hoos taga magaaladda Buulaburde

Wafdi uu hogaaminayo guddoomiyaha gobolka Hiiraan Cali Jayte , saraakiil ciidan iyo xildhibaano ka tirsan golaha shacabka BJFS, oo ay ka mid yihiin xildhibaan...

Ugu Akhris Badan