Wararka

Xulka qarankeena oo u gudbay Final-ka 17-jirada Koobka bariga iyo bartamaha Africa.

  Ciyaar goor dhaw soo dhamaatay Xulka qarankeena Soomaaliya ee 17-jirada ayaa u gudbay Final-ka Koobka bariga iyo bartamaha Africa, Kadib markii ay Guul Muhiim...

Ergayga Abaaraha oo Norwey Kala hadlay Gurmadka Abaaraha Soomaaliya.

Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan arrimaha Gurmadka Abaaraha Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa maanta magaalada Oslo kulan kula yeeshay madaxa hay’adda...

4-ka mid ah argagixisada oo lagu Dilay Shabeelaha Dhexe.

Ciidamada Qaranka   ayaa Saaka howlgal qorshaysan oo ay ka sameeyeen deegaanka Buulo-Kuuno iyo deegaano kale oo dhaca dhulbeereedka dhinaca waqooyi kaga begaan degmada Balcad,...

Xoghayaha Joogtada ah ee xafiiska Ra’iisul Wasaaraha oo kulan la qaatay masuul katirsan Dowladd Norway

Xoghayaha Joogtada ah ee xafiiska Ra’iisul Wasaaraha, Mohamed Abukar Zubeyr ayaa xafiiskiisa ku qaabilay madaxa xafiiska Norway ee Muqdisho, Haakon Svane. Kulanka dhex maray Xoghaye...

Maxkamada Gobalka Mudug oo Muwaadin Soomaaliyeed ku wareejisay gurigiisa

Xasan sheekh axmed cali xabeeb oo ah Aabe soomaaliyeed oo ku nool Galkacyo isla markaana da'diisa lagu sheegay 80 jir ayaa waxaa Maxkamada Gobalka...

Ugu Akhris Badan