Wararka

Wasiirka Arrimaha Gudaha oo Muqdisho Kusoo Dhoweeyey Madaxweynaha Koonfur Galbeed.

Wasiirka arrimaha gudaha, federaalka iyo dib u heshiisiinta mudane Ahmed Moallim Fiqi ayaa goordhow waxaa uu garoonka Aadan Cadde ee caasimadda Muqdisho kusoo dhoweeyey...

Shacabka Xudur oo Hubka U Qaatay Iska Xoreynta Alshabaab. (SAWIRO)

kacdoon ka dhan ah maleeshiyaadka Al-shabaab oo ka bilaabmey magaalada Xudur lagana doonaayo in bulshada ay iska dulqaadaan dhibaatooyinka Cadowga qeybna ka aba Baraarug...

Al-shabaab oo lagala Wareegay Deegaano ka Tirsan Hiiraan (SAWIRO).

Ciidamada dowlada Soomaaliya oo kaashanaya xoogaga dib u xuraynta deegaanka ee Gobolka Hiiraan ayaa lawareegay deegaanada Tardo iyo Mabaax. ciidanka aya la wareegay deegaanadaan kadib...

Ciidamada Xoogga dalka oo howlgallo ka wada degaanno hoostaga Aadanyabaal.

Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya kuwa degaanka ayaa Maanta waxaa ay howlgallo ka sameyeen degaanka Qooxle oo u dhow Aadanyabaal ee gobolka Shabeellaha...

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare oo Magaalada Kampala kaga qayb galay shirka khilaafaadka dhulka.

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee dalka Baashe Yuusuf Axmed iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta ka qayb galay shir looga hadlayay khilaafaadka dhulka ee dalalka...

Ugu Akhris Badan