Wararka

Maamulka Galkacyo Oo Daah furay Diiwaan galinta guryaha iyo dhulalka.

Duqa Degmada Gaalkacyo Mudane Cabdiraxmaan Shiikh Xasan ayaa Maanta si rasmi ah u Daah furay Diiwaan galinta guryaha iyo dhulalka banaan Ee Degmada Gaalkacyo. Munaasabaddaan...

Wasiirka amniga Galmudug oo Cadaado Tababar ugu soo xiray 200 Boolis ah.

Wasiirka amniga Galmudug, saraakiisha Booliska Galmudug, maamulka degmada Cadaado iyo Xildhibaano ka tirsan Galmudug ayaa ka qaybgalay xiritaanka tababarka ciidankan Booliska ah oo muddo...

Shirka Madaxda Qaranka Iyo Maamulada oo Xamar ka Furmay.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey furitaanka Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka oo ay ka soo qeyb galeen Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda...

Wasiirka Maaliyadda XFS oo ka qayb gelaya shirka Wasiirada Maaliyadda Dalalka Jaamacadda Carabta

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cilmi Maxamuud Nuur ayaa gaaray  Dalka Algeria, halkaas oo uu uga qeyb gali doono shirka Wasiirada Maaliyadda...

Wasiirka Gaadiidka XFS oo Lakulantay Safiirada Ingiriiska iyo Imaaraadka.

Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya , Xil. Fardowsa Cismaan Cigaal ayaa maanta kulamo gaar-gaar ah ku qaabbishay safiirrada waddamada Ingiriiska iyo...

Ugu Akhris Badan